admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Golaha amaanka oo mudo kordhin u sameeyey Unsom

Golaha Ammmaanka ee Qaramada Midoobay ayaa muddo hal sano ah oo dheeri ah u kordhiyey howlgalka kaalmeynta Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya, kaasoo marka...

Maxkamada ciidamada qalabka-sida oo maanta xukun dil ah ku fulisey Cabdullahi

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta oo Talaado ah waxaa ay fagaaro ku yaalla Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ku toogatay Cabdullahi Cali oo ka tirsanaa...

Nin odey ah oo habeenkii xaley lagu diley tuulada haakow ee degmada walaweyn

Wararka laga helayo Tuulada Haakow oo hoostagta degmada Walanweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi lagu dilay Nin lagu magacaabi...

Warmurtiyeed kasoo baxay shirkii golaha wadatashiga

Waxaa Maanta magaalada muqdisho lagu soo geba-gabeeyay shirkii Golaha wadatashiga Qaran uga socday muqdisho, kuwaas oo ka kooban Madaxweynaha, Ra’iisul Wasaaraha, Ra’iisul Wasaare kuxigeenka,...

Wasiirka arimaha gudaha oo booqdey xarunta howlgalka gurmadka qaraxii soobe

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha federaalka iyo dib u heshiisiinta Axmed Macalim Fiqi ayaa saaka booqday xarunta howlgallada gurmadka degdegga ah ee ay hirgelisay hey’adda...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img