admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Dagaal u dhexeeya ciidamada ssc iyo somaliland oo mar kale ka ka bilowdey gobolka sool

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal culus oo mar kale ka dhex-qarxay ciidamada Somaliland iyo SSC-Khaatumo ee ku sugan gobolka...

Gudiga doorashooyinka oo maanta shir jaraa’id ku qabtey magalada muqdisho

Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka Cabdikariim Axmed Xasan oo maanta Shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in In Guddiga si rasmi ah u...

Madaxweynihii hore ee somaliya oo maanta shir jaraa’id ku qabtey magalada muqdisho

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo Shir jaraa’id ah ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay siyaasadda guud ee dalka, waxa...

Maleeshiyaad kawada tirsan alshabab oo la sheegey iney ku dagaalameen deegaano hoostaga gobolka Bay

Dagaalamayaal ka wada tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa la sheegay iney ku dagaalameen deegaanka Ceeldhuun-Adeegow oo qiyaastii 42km waqooyi galbeed ka xigta magaalada Baydhabo sida...

Dowlada federaalka oo ka hadashey dagaalada ka socda gobolka bari

Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu bogaadiyay hawlgalo muddooyinkii dambe ciidamada Daraawiishta maamulka Puntland ka wadeen dhulka buuraleyda ah ee...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img