admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Taliska boliiska oo ku amrey ganacsatada shirkadaha iyo ajaaniibta iney qaataan warqadaa dembi la,aanta

Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa ku amray Ganacsatada, Shirkadaha iyo shaqaalaha Ajaaniibta ah ee ku sugan guud ahaan dalka iney qaataan warqadda dambi la'aanta...

Wasaarada caafimaadka oo amar kusoo rogtey dadka safarka ku tegay somaliya iyo kuwa kasoo baxaya

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa soo saartay amaro aan laga weecan karin oo taabanaya dadka imaanaya iyo kuwa ka safraya Soomaaliya, tallaabadani ayaa ah in...

Wasiirka gaashaandhiga oo faahfaahin ka bixiyey duqeymo a ciidamada mareykanka ka fuliyeen gobolka bari

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay duqeymo diyaaradaha Mareykanka ka fuliyeen buuraha Caalmiskaad ee gobolka...

Dagaal maanta ka dhacay deegaano hoostaga degmooyinka buula burte iyo halgan

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo duhurnimadii maanta ka dhacay deegaano hoostaga degmooyinka Buula Burte iyo Halgan ee gobolka Hiiraan. Dagaalka oo...

Gudoomiyaha gudiga doorashooyinka oo kulan la qaatey safiirka midowga yurub

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan Ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Cabdikarim Axmed Xassan ayaa kulan horudhac ah la qaatay safiirka Midowga Yurub u fadhisa Soomaaliya...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img