Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in xal rasmi ah laga gaaray arrimihii ka taagnaa qunsuliyadaha Itoobiya ee ku yaalla Garowe iyo Hargeysa oo ay dowladda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya ayaa shaacisay maanta hannaanka loo marayo xubinnimada Guddiga Qaranka ee Tacliinta Sare, sida ay ku caddeeyeen...
Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa soo saaray war-murtiyeed wadajir ah oo ay ku xaqiijinayaan sida ay uga go’an tahay sii xoojinta xiriirka labada dal...
Masuuliyiintii maamulka la baxay Hiiraan State Cabduqaadir Colow iyo Cabdirashiid Ilkacase ee halkii sano ee lasoo dhaafay gacanta ku haayay xarumaha maamulka gobolka Hiiraan,...