admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Dhegeyso: Wasiirka Dastuurka oo Sheegey In Ay Wadaan Wadatashiyo Ku Saabsan Dastuurka

Wasiirka Wasaaradda Dastuurka dowladda Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa waxa uu sheegay in ay wadaan wadahadallo ku saabsan dib u eegis lagu sameyn doono...

Dhegeyso:Qarax lala Beegsadey Gudiga Abaaraha iyo Sheekh Nuur Baaruud oo Ka Hadley

Kolonyo ay la socdeen Mas’uuliyiin ka mid ah Guddiga Gurmadka Abaaraha, ayaa waxaa qarax miino lagula eegtay duleedka Magaalada Muqdisho. Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo...

Warbixin Kasoo Baxdey Xafiiska Qaramada Midoobey oo Ka Deyrineysa Xaalada Barakacayaasha Somaliyeed

Warbixin kasoo baxay Qaramada Midoobey ayaa lagu sheegay in Barakacayaasha Soomaaliyeed ee kasoo cararaya Abaaraha ka jira degaanada ay ku sugnaayeen ay la kulmayaan...

Xukuumada oo Gudi Dhexdhexaadiya u Magacawdey Maamulada Ahlusuna iyo Galmudug

Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirta sii ay wada-hadal u kala dhex-dhigi laheyd maamullada Ahlusuna iyo Galmudug oo ka wada arimiya deegaanno ka wada...

Reysulwasaare Kheyre oo Maanta Booqdey Qaar Ka Mid Ah Wasaaradaha Xukuumada

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kormeeray qaar ka mid ah wasaaraddaha xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya. Waxaa uu kormeeray...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img