admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Reysulwasaaraha Dowlada Federaalka Somaliya oo u Mahadceliyey Dowlada Turkiga

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa u mahadceliyey Dowladda Turkiga oo ka dhabeysay ballanqaadkeedii ahaa inay kabto miisaaniyada Dowladda Federaalka. Dowladda Turkiga...

Kulankii Golaha Wasiirada oo Shaley la Isku Soo Qaadey Arimo Muhiim ah

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga hadlay...

Dhegeyso: Reysulwasaaraha Xukuumada Federaalka oo Sheegey In Shacabka Somaliyeed Looga Baahan Yahay Iney Isku Tashadaan

Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa sheegay in Xukuumadda ay ku shaqeyn doonto rabitaanka shacabka Soomaaliyeed, si looga dhabeeyo halbeega xukuumadda...

Wasiirka Warfaafinta Xukuumada Federaalka oo Cambaareeyey Alshabab

Wasiirka Warfaafinta & Hannuuninta Dadweynaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa si kulul u cambaareeyey falkii shalay Shabaab ay qarax...

Golaha Baarlamaanka oo Xukuumada ka Codsadey Iney Si Deg Deg Ah Xukumada Kusoo Gudbiso Hishiiska Ku Saabsan Saldhiga Berbera

Kulankii ay maanta yeesheen Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaliya ayaa waxaa ay uga doodeen heshisika ay dowladda Imaaraadka saldhig militeri uga sameysaneyso magaaladda Berbera. Golaha shacabka ayaa...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img