admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Beesha Caalamka oo Soo Dhaweysey Dhismaha Gudiga Amniga Qaranka Somaliyeed

Bayaan ay wada jir u soo saareen dowladaha dowladaha iyo ururada daneeya arimaha Soomaaliya oo ay ka mid yihiin QM, ,AU, ,IGAD ,EU, Talyaniga...

Dhegayso…CASHAR DIINI AH OO KU SAABSAN BEECA KANA MID AH KITAABKA ABUU-SHUJAAC

Dhegayso...CASHAR DIINI AH OO KU SAABSAN BEECA KANA MID AH KITAABKA ABUU-SHUJAAC. Kitaabka Abuu-Shujaac waxaana inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka Masjid al-Sunna...

Dhegayso…Soomaali badan oo laga tarxiilayo magaalada Atlanta gobolka Georgia dalka Mareykanka.

Iyadoo todobaadkii tagay magaalada Atlanta caasimada gobolka Georgia ay ka bilaabantay qabqabasho dadka aan sharciga ku joogin dalkan mareykanka ayaa waxaa hadana arinkaasi u...

Dhegeyso:Axmed Madoobe oo Beesha Caalamka Ku Eedeeyey Ka Gaabiska Gurmadka Abaaraha

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Beesha Caalamka ku eedeeyay in ay gaabiyeen wax u qabashada dadka ay abaaruhu saameeyeen. Waxaa...

Caruur Badan oo Cudurka Shuban Biyoodka Ugu Geeryoodey Gobolka Bakool

Carruur aad u tiro badneys oo la ildarnaa cudurka Shuban Biyoodka ayaa saacadihii lasoo dhaafay ku geeryooday deegaannada Aato, Yeed iyo deegaanno kale oo...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img