admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Askar ka tirsan ciidanka dowlada oo lagu ridey xukun

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukuno ku riday seddax askari oo la sheegay iney kaalin kala duwan ku lahayeen faafinta Muuqaal internet lagu...

Ciidamada dowlada oo lagu wareejiyey saldhig ciidan oo ku yaala gobolka shabelaha dhexe

Ciidamada Xoogga Dalka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saldhigii ugu horeeyay maanta kala wareegay Ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS. Ciidamada ATMIS ayaa Saldhigii hore ee...

Shabaab oo weerar ku qaadey xero milatery oo ku taala degmada baardheere

Wararka aynu ka heleyno degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in goordhaw halkaasi ay ka dhaceen qaraxyo Ismiidaamin ah, islamarkaana la maqlaayo rasaas...

Beesha caalamka oo ka hadashey dagaalkii shaley ka dhacay magalada garoowe

Saaxiibada Beesha Caalamka ee Soomaaliya ayaa soo saaray baaq deg deg ah oo ay ku dalbanayaan in la joojiyo xiisada colaadeed ee ka taagan...

Madaxweyne ku xigeenka maamulka hirshabeele oo kulan la qaadanaya odayaasha magalada beledweyne

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed oo uu wehlinaayo guddoomiyaha magacaaban ee gobolka Hiiraan Cabdullaahi Axmed Maalin Sufurow ayaa haataan kulan...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img