admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Dagaal maanta mar kale dib uga bilowdey magalada laascaanood

Dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC, ayaa haatan ka socda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Waxaa lagusoo warramayaa inuu dagaalku ka...

Golaha wakiilada ee maamulka puntland oo shaaciyey qodobada wax ka bedelka lagu sameeyey

Baarlamaanka Maamul-goboleedka Puntland ayaa si rasmi ah u shaaciyay qodobada wax ka bedelka lagu sameynayo ee Dastuurka maamulkaasi. Qorshaha wax ka bedelka iyo meel-marinta Baarlamaanka...

Magalada laascaanood oo xaley si weyn looga dabaal degen munaasabada 26 juun

15 sanno kaddib ayaa xalay markii ugu horeeysay Munaasabadda Xuska 63-sanno guuradii kasoo wareegtay markii Gobollada waqooyi ay Xorrimada ka qateen Guumeystihii Ingiriiska, lagu...

Madaxweynaha dowlada federaalka somaliya oo xaley ka qeyb galey munaasabada 26 juun

Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Munaasabadda xuska sannad guurada 63-aad ee markii calan Soomaaliyeed oo xor ah laga...

Cali jeyte oo weli u xiran airporka magalada beledweyne

Waxaa sakaay ka dhaqan galay amar kasoo baxay Cali Jeyte Cismaan oo sheegtay inuu yahay hoggaamiyaha ku meel gaarka ee maamulka Hiiraan State, kaasoo...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img