Xubno ka mid ah Xildhibaanadda Beesha Xawaadle ku matala Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ayaa shir jaraa'id ay ku qabteen magaalada Muqdisho waxay kaga hor yimaadeen...
Jaaliyada soomaaliyeed ee ku nool dalka canada ayaa warqad furan u direy xafiiska wasaarada arimagha dibada kaasoo ay kaga hadlayeen dhibaatooyinka dhawaan ka dhacay...
Odayaal ka kala socday beelaha Irir-samaale ee Dir iyo Hawiye ayaa ku shiray magaalada Muqdisho, waxayna soo saareen bayaan ay digniin u dirayaan beelaha...