admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo Kulan la Qaatey Madaxda Hey’adaha Amniga Dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo shir gudoominaaya kulankii uu la qaatey hay'adaha aminiga, ayaa waxaa looga hadlay dardar-gelinta howlgallada ka dhanka...

Reysulwasaaraha Xukuumada Federaalka oo Ka Tacsiyeeyey Ciidankii Ka Tirsanaa Amisom oo Dhawaan Lagu Diley Deegaanka Golweyn

Ra’iisul Wasaaraha dowlada fedreaalka somaliya Xasan Cali Khayre ayaa ka tacsiyeeyey askartii ku geeriyootay dagaalkii ka dhacay deegaanka Golweyn. Askartii lagu dilay Shabeellaha Hoose ayaa...

Dowlada Federaalka Somaliya iyo India oo Kala Saxiixdey Heshiis Ay Isku Weydaarsanayaan Maxaabiista

Wasiirka wasaarada arimaha dibada dowladda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar Axmed oo gaaray dalka India ayaa kulan la yeeshay dhigiisa dalkaas Sushma Swaraj , oo...

Dhegeyso:Dagaal u Dhexeeya Habar Gidir iyo Biyamaal oo Maanta Ka Bilowdey Degmada Marka

Wararka naga soo gaaraya magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in halkaa uu dib uga qarxay dagaal culus oo u dhaxeeya...

Wasiirka Wasaarada Dastuurka oo Maanta Hortagi Lahaa Baarlamaanka oo Codsadey In Dib Loogu Dhigo

Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa maanta ka baaqday in uu hortaggo Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo horay ugu yeeray. Wasiir Xoosh...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img