admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Ganacsato Somaliyeed oo Dab La Qabadsiiyey Ayagoo Ku Sugan Goobahooda Ganacsiga

Muwaadiniin Somaliyed ayaa lagu gubay goobahooda ganacsiga dalka Koonfur Afrika, arintaan oo naxdin iyo qalqal wayn ku abuurtay Somalida dalkaasi ku ganacsata. Falkaan lagu gubay...

Ciidan Ugandhes ahaa oo Dhawaan Lagu Diley Deegaanka Golweyn oo Meydkooda Shaley La Geeyey Ugandha

12 ka mid ah meydadka Ciidankii Uganda ee Axadii lagu dilay Gobolka Shabellaha Hoose, ayaa waxaa shalay galabtii dib loogu celiyay dalkooda, kadib markii...

Gudoomiyihii Golaha Shacabka Somaliland oo Is Casiley

Waxaa goor dhaw si rasmi isku casilay guddoomiyihii gollaha wakiilada Soomaaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro, kaddib kulan magaalada Hargeysa ay ku yeesheen xildhibaannada gollaha...

Falanqayn:Golaha Wasiirada K/G Isku Shaandheyn mise Baandheyn?.

Waxaa wax loogu yeeray Isku Shaandheyn uu todobaadkan ku sameeyay Madaxweynaha maamulka KoonfurGalbeed Soomaaliya Shariif Xasan golihiisii wasiirada oo soo dhisnaa in ka badan...

Dhegayso..Yaa ku dagaalamaya gacan ku haynta magaalada Marko

Wararka ka imaanaya magaalada Marka caasimada gobolka Shabeelaha hoose ayaa ku waramaya in dagaal xoogan oo u dhexeeya Ciidanka Dowlada iyo Shabaab uu ka...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img