admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Dhegeyso: Xog Dheeraad ah oo uu Bixiyey Mid ka Mid ah Shaqsiyaadka Taageera Shabab Goob Joogana ka ahaa Dhacdadii Bariire

Warbaahinta magalada muqdisho ee sida gaarka ah loo leeyahay ayaa beryahan waxaa ay buunbuunineysey koox ka tirsaneyd ururka alshabab oo ciidamada dowlada federaalka somaliya...

Dib u xasuuso…Qiilka Habargidir”Ma ku qabso ku qadi maysid Shabeelaha Hoose Baa?” Jul 30, 2013

Waxa maanta ka taagan gobolka Shabeelaha Daafeet.com waxa soo bandhigtay sheegtayna inuu imaan doono  Jul 30, 201 Qiilka Habargidir"Ma ku qabso ku qadi maysid Shabeelaha...

Xukuumada Federaalka oo Sheegtey Iney Dib u Egis Ku Sameyn Doonto Jaamacada Ka Furan Magalada Muqdisho

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dib u eegis ay ku sameyn doonto Tayadda Waxbashadda Jaamacaddaha Faraha badan ee ku yaalla Magaalada Muqdisho. Wasiirka...

Somaliland iyo Khaatumo oo Maanta Wada Galey Heshiis Ka Kooban 10 Qodob

Kulan ay isugu yimaadeen maamulada somaliland iyo khaatumo ayaa gabagabadii kulanka waxaa lagu soo af jarey heshiis ka kooban 10Toban qodob. Qodobadan lagu soo afjaray...

Dhageyso…CaliBoore”Xalka dhibaatada wixii ka dhacay Bariire kama sokeyso in Habargidir ay ku laabato deegaankeeda”

Xalka dhibaatada wixii ka dhacay Bariire kama sokeyso in Habargidir ay ku laabato deegaankeeda kana tagto gobolka Shabeelaha hoose sidaa waxaa yiri Cali Cabdi...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img