admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Dad badan oo ka careysan xariga jeneraal sheegoow oo isugu soo baxay magalada muqdisho

Magaalada Muqdisho waxaa haatan ka billowday dibadbax ay dhigayaan dadweyne ka careysan xarigga Jeneraal Sheegow oo ay shalay soo xireen ciidamada ammaanka ee dowladda...

Gudoomiyaha degmada baraawe iyo gudoomiye ku xigeenka labaad oo xilka laga xayuubiyey

Wasaaradda arrimaha gudaha ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxay xilkii ka qaaday guddoomiyihii degmada Baraawe, Liibaan Abuukar Cusmaan iyo ku xigeenkiisa labaad, Marwo Sahro...

Reysulwasaaraha oo golaha wasiirada farey iney ka qeyb qaataan la dagaalanka alshabab

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre oo guddoomiyay shirka golaha wasiirada ayaa amar dul-dhigay golaha xukuumadda iyo hay’adaha kale dowladda, isaga oo faray...

Wasaarada gaashaandhiga oo ka hadashey dagaalyahano ka tirsan alshabab oo lagu laayey deegaano hoostaga gobolka galgaduud

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Sarreeye Guuto Cabdullaahi Cali Caanood ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgalo saacadahii lasoo dhaafay ciidanka dowladda Fedaraalka...

Baarlamaanka oo maanta ansixiyey hindise sharciyeedka hanti dhowrka guud

Mudanayaasha Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ayaa Maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho ku ansixiyay Hindise Sharciyeedka Hanti dhowrka guud ee qaranka oo maray akhrintiisii...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img