Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa khudbad ka jeediyey munaasabad lagu xusayey sanad guurada 17-aad ee ka soo wareegtay markii la aas-aasay Galmudug,...
Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Generaal, Cabdullaahi Cali Caanood ayaa dadka ku harsan deegaannada ay ku dhuumaalaysanayaan khawaarijta u diray digniinno culus, si dagaal culus...
Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Xasan sheikh Maxamuud ayaa sheegay in la dagaalanka musuq maasuqa ee dowladdiisa uusan ku ekayn shaqaalaha hoose ee hay'adaha dowladda.
Madaxweyne...
Agaasimihii guud ee madaxtooyada Soomaaliya Xuseen Sheekh Maxamuud oo beryahan la hadal hayey is casilaadiisa ayaa maalintii shaley soo saaray qoraal uu uga hadlayo...