Siyaasiyiinta Beelaha Jareer Wayne oo shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka wada-hadlay dhacdadii 19-kii bishaan ka dhacday degmada Dharkenley ee lagu soo qabtay...
Qarax xoogan oo jugtiisa laga maqlay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, ayaa saaka aroorninadii hore ka dhacay agagaarka Isgoyska Ifka Xalane ee magaalada...
Xarunta Qaran ee ka hortaga iyo la dagaalanka fikradaha xagjirka ah Tubsan ee dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay fursad cusub oo dagaalamaaysha Al-shabaab...