Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in maanta ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Daraawiishta Koonfur Galbeed ay weerar culus ku qaadeen...
Wararka ka imaanaya degmada walaweyn ee gobolka shabelaha hoose ayaa sheegaya in maanta ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Danab ee Xoogga dalka...