admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Golaha musharixiinta koonfur galbeed oo madaxweyne xasan sheekh kulan kula soo qaatey magalada dhuusamareeb

Siyaasiyiinta ka soo jeeda Koonfur Galbeed ee doonaya in isbedel maamul uu ka dhaco deegaanada maamulkaas, isla markaana doorasho la aado bilaha soo socda...

Xukuumada oo mar kale ka digtey roobabka mihiigaanka ah ee la filaayo inuu ka da’o dalka

Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo saartay digniino hor leh, kuwaasi oo la xiriira waxyeelo xooggan oo ka dhalan karta roobab mahiigan ah...

Mareykanka oo 5 milyan dul dhigtey hogaamiye ku xigeenka alshabab

Dowladda Mareykanka ayaa markale qaaday tallaabo ka dhan ah hoggaanka sare ee kooxda Al-Shabaab, ayada oo abaalmarin lacageed oo cusub dul-dhigtay ku-xigeenka Axmed Diiriye...

Ciidamada atmis oo la isku raacey iney somaliya sii joogaan 90 maalmood

Dalalka ciidamadu ka joogaan Soomaaliya ayaa waxay taageereen codsiga dowladda Soomaaliya ee ku aadan in muddo 90-maalmood dib loo dhigo wajiga labaad ee bixitaanka...

Maxkamada gobolka banaadir oo xukuno kala duwan ku ridey eedeysanayaal loo heystey musuqmaasuq

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta xukunno kala duwan ku ridday illaa 11 sarkaal oo loo haystay masuq-maasuq, kuwaas oo maalmihii u dambeeyay maxkamadeyntooda ay...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img