admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Golaha musharixiinta koonfur galbeed iyo madaxweynaha oo isku afgaran waayey xilliga la qaban doono doorashada koonfur galbeed

Waxaa markale magaalada Dhuusamareeb isku arkay mucaaradka Koonfur Galbeed iyo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Kulankaan wuxuu ahaa midkii labaad oo ay isku arkaan madaxweyne...

Madaxweynaha dowlada federaalka somaliya oo magalada asmara kulan kula qaatey madaxweynaha dalka eritrea

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomalaiya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gelinkii dambe ee shalay booqasho shaqo ku tagay Magaalada Asmara ee dalka Eritrea. Madaxweyne Xasan iyo wafdigiisa...

Kooxo kala taabacsan amiirka guud ee alshabab iyo madaxa amniyaadka oo ku dagaalamay degmada jilib

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal u dhexeeyay xubno ka wada tirsan kooxda Al-Shabaab oo ka dhacay qaybo kamid ah...

Masuulka maamulka koonfur galbeed oo furey wejiga labaad ee la dagaalanka alshabab

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa furay wajigii labaad ee dagaalka ka dhanka ah kooxda Alshabaab, kaas oo looga xoraynayo...

Golaha musharixiinta maamulka koonfur galbeed oo ka hadley sababta ay uga baaqdeen safarkoodii baydhaba

Xubnaha mucaaradka ah ee u sharaxan xilka madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo maalintii shaley shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sharaxaad...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img