admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo Weerar Afka ah Ku Qaaday Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad u jeedinayay Jaaliyada Soomaaliyeed ee magaalada Jubba ee dalka Koonfur Suudaan ayaa weerar afka ah...

Wax ka Ogow Sababta Xildhibanada Koonfur Galbeed Logu Daad Gureynayo Magalada Muqdisho.

Maalintii shaley waxaa magalada muqdisho soo gaaray xildhibaano kor u dhaafaya 15 xildhibaan oo ka tirsan xildhibanada maamulka koonfur galbeed kuwaas oo ay diyaarad...

Dhegeyso Mamulka Jubaland oo Fariin Adag u Diray Xukuumada Federaalka

Wasiirka amniga maamulka goboleedka Jubbaland C/rashiid Xasan Janan ayaa isaga oo warbaahinta la halaya sheegay in aysan aqbaleyn in faragelin lagu sameeyo doorashooyinka ka...

Taliyaha Qeybta 60naad ee Ciidanka Xooga Dalka oo Amar Ku Siiyey Ciidamada Ineysan Faraha La Gelin Doorashooyinka Ka Dhici Doona Baydhabo

General Ibraahim Yarow Isaaq oo ah taliyaha ciidanka xoogga dalka qeybta 60-aad ayaa saraakiisha iyo ciidamada ku amray in aysan qeyb ka noqon arrimaha...

Xog: Dowlada Federaalka oo Damacsan in Shariif Xasan ay Kusoo Eedeyso Qiyaano Qaran.

Xog dhawaan ay warbaahinta daafeet Media ka heshay magalada muqdisho ayaa sheegaysa in xukuumada federaalka ay damacsan tahay in ay soo xirto hogaamiyaha maamul...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img