Reysulwasaare rooble oo magacaabay gudiga caleemasaarka madaxweynaha

0
501

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddiga Amniga ee Xafladda Caleema saarka Madaxweynaha Soomaaliya oo ka kooban toddobo xubnood oo Wasiiro iyo Taliyeyaal ciidan isugu jiraan.