Dhegeyso: Odayasha Jubaland oo Soo Dhaweeyey Qaabka Ay Wax u Wadaan Gudiga Doorashooyinka Jubaland

0
33

Magalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubbaland waxaa Galabta kulan ku yeeshay Guddiga Madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland & qaar ka mid ah Odayaasha Dhaqanka ee soo xulaya xildhibaannada Cusub.

Kulanka oo ka dhacay Xarunta Guddiga ayaa waxaa ay uga wada hadleen soo xulista Xildhibaannada Cusub iyo inay ka wada tashadaan sida ay u socdaan, xilli qaabka loo xulayo cabasho laga muujiyay.