Dhegeyso Madaxweynaha oo Ka Hadley Tirakoobka Ciidamada Iyo Danta laga Leeyahay

0
59

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlay tirakoobka Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in dowladdiisa labadii sano ee lasoo dhaafay dhibaatooyin waa weyn ay soo wajaheen.

Madaxweynaha waxaa uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay go’aan ku gaartay in la tirakoobo Ciidanka si loo siiyo qalabka iyo adeegyadda ay u baahan yihiin, laakiin arintaasi ay kasoo wajahday Caqabad waa weyn oo cuuryaamisay dowladda.