Dhegeyso: Wasiirka Wasarada Waxbarada Oo Fariin u Diray Xildhibanada iyo Siyaasiyiin Mucaarada Dowlada

0
51

Wasiirka Waxbarashada Dowlada Federaalka Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre oo la hadlaya warbaahinta ayaa fariin u direy Xildhibaanada Mucaaradka ah iyo Siyaasiyiinta dhaliila dowlada federaalka somaliya.