Dhegeyso: Gaari Lagu Xabadeeyey Deegaanka Numbar 50 ee Gobolka Shabelaha Hoose

0
61

Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxayaan dad Shacab ah oo lagu laayay gobolka Shabeellaha Hoose ka dib markii Koox hubeysan ay rasaas ku fureen sidda ay xaqiijiyeen dadka degaanka.

Gaarigaasi aya ala sheegay in lagu xabadeeyey meel ku dhow deegaanka numbar 50 ee gobolka shabelaha hoose waxaana ku geeryooday sida la sheegay ilaa iyo 5 ruux halka ay ku dhaawacmeen in ka badan 4 ruux.