Dhegeyso: Reysulwasaaraha oo Sheegay In Aysan Jirin Askari Ku Shaqeeya Mishaar La,aan

0
233

Qaar ka tirsan ciidamada dowlada oo jidgooyada dhigta wadooyinka gala gobolka shabelaha hoose ayaa beryahan waxaa ay sheegayeen in aysan wax mishaar ah ka qaadan dowlada mudo afar bilood ah.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ka jawaabayay cabashadaas ayaa sheegay in Ciidan aan lasiin mushaar aysan jirin marka laga reebo ciidamada qaar oo dowladda ay tirakoob ama diiwaanglin ku heyso.