Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig oo Ka Digay In Faragelin Lagu Sameeyo Doorashooyinka Maamulka Jubaland

0
55

Xildhibaan Cabdi Rashiid Maxamed Xidig oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka kaas oo maalmahaan safar ugu maqnaa Magalada Kismaayo ayaa Maanta dib ugu soo laabtay Magalada Muqdisho.

Xildhibaanka ayaa waxa uu faah faahin ka bixiyay ujeedka safarkiisii Kismaayo iyo kulamo kala duwan oo uu Kismaayo kula yeeshay Madaxda Jubbaland iyo Odayaasha dhaqanka, waxaana uu sheegay in uu yahay musharax Madaxweynaha Jubbaland.