Dhegeyso: Madaxweynihii Hore ee Somaliya oo Runta u Sheegay Xukumada Farmaajo iyo Kheyre

0
44

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo warbaahinta la hadley ayaa sheegay in Soomaaliya ay u baahan tahay qaanuun iyo Sharciga laakiin maanta aysan u baahneyn Shaqsiyaad gaar ah oo rabo in shacabka ay xoog ku maquuniyaan.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya waxaa uu sidoo kale sheegay in Soomaaliya aysan u baahneyn in ay maanta dunida ay ku buuqdo, xilli dad Soomaaliyeed oo badan ay ku sugan yihiin daafaha Caalamka ayna ku jooggaan si sharaf leh.