Dhegeyso: Cali Cabdi Baab iyo Xuseen Nuur oo aan Ka Wareystey Qaabka ay Xukuumada ula Dhaqantey Koonfur Galbeed

2
38

Maalintii Axada ayey eheyd kolkii uu madaxweynaha dowlada federaalka tegay magalada baydhaba isaga oo ka qeyb qaadanayey caleemasaarka Cabdicasiis Lafta Gareen oo 19 bishii Dec loo dooray shacabka koonfur galbeed.

Madaxweynaha ayaa oo ka hadlayey caleemasaarka ayaa marnaba soo hadal qaadin dadkii sida gardarada ahaa halkaasi loogu diley iyo kuwii ku dhawwacmay, Waxaa kalo uu sheegay in doorashada ay u dhacday si xalaal ah taasoo xaqiiqda ka fog.

Cali Cabdi Baab iyo Xuseen oo aan arimahaasi ka waresytey ayaa si cad uga hadlay wixii halkaasi ka dhacay iyo waxa looga baahan yahay bulshada reer koonfur galbeed.

2 COMMENTS

  1. Walaalkeyga aan jeclahay waxaa su’aal iga ah anaga hadii aan Digil nahay maxaan rabnaa?adigoo ka eegaya dhan kasta siyaasad,dhaqaale iyo bulsho ahaan adigoo marwalba hoos u fiirinaaya dhibaatooyinka digilka dhexdiisa ka jira maxaa yeeley caalamka waa nagu wareerey!

  2. Fariin ku socata beelaha digil:maadaama ay maanta tahay 22 januery oo ah maalintii Qaramada Midoobey u asteyse heybsooca iyo midabtakoorka;waa in ay joogiyaan midabtakoorka siyaasadeed iyo boobka dhaqaale ee ay ku hayaan beesha Duube Digil si mustaqbalka loo helo nabad iyo wadajir walaaltanimo.

Comments are closed.