Dhegeyso: Xildhibaan Daahir Amiin oo Ka Hadley Qarixii Maanta Lala Beegsaday

0
39

Xildhibaan Daahir Aamiin Jeesoow oo duhurnimadii maanta ka badbaaday qarax gaarigiisa loogu xiray ayaa warbaahinta kaga warbixyay sida uu qaraxaasi u dhacay.

Xildhibaanka ayaa sheegay in qaraxaasi lala damacsanaa in lagu qaarajiyo balse uu ka badbaaday maadama xiliga uu qaraxa dhacay uusan saarneyn gaariga, waxa uuna sheegay in qaraxaaasi uu ahaa mid weyn balse gaarigu uusan khasaaro sidaas u badan uusan soo gaarin.

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow