daafeet.com
Dhegeyso: Xildhibaan Daahir Amiin oo Ka Hadley Qarixii Maanta Lala Beegsaday
Xildhibaan Daahir Aamiin Jeesoow oo duhurnimadii maanta ka badbaaday qarax gaarigiisa loogu xiray ayaa warbaahinta kaga warbixyay sida uu qaraxaasi u dhacay. Xildhibaanka ayaa sheegay in qaraxaasi …