Aqriso Warqad Qoraal ah o Kasoo Baxday Xafiiska Gudiga Doorashada Koonfur Galbeed

0
110

Warqad qoraal ah oo maanta kasoo baxday xafiiska gudiga doorashada koonfur galbeed ayaa waxaa ay ku qeexayaan in ay raaci doonaan dhamaan habraacii horey loo sameeyey oo aan waxba laga bedeli doonin.