Dhegeyso: Xildhibaan Amina Xasan Goyle oo Ka Hadashay Dilkii Waxashnimada Ahaa Ee Dhawaan Ka Dhacay Deegaanka Xaawo Cabdi ee Degmada Afgooye

0
176

Xildhibaan Amina Xasan oo k a mid ah xildhibaanada dowlada federaalka somaliya ayaa ka hadashay dilkii waxashnimada ahaa ee dhawaan dhalinyaro kasoo jeeda degmada afgooye loogu geystay deegaanka xaawo cabdi ee duleedka degmada afgooye dilkaasi oo la la sheegay iney geysteen koox ku labisneyd dareyska ciidanka xooga dalka somaliyeed.

Amina Xasan Goyle