Dhegeyso: Prof Maxamed Cusmaan Jawaari oo ugu Baaqay Bulshada Koonfur Galbeed Iney Doortaan Qof Tayo Leh

0
99

Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ugu baaqay dhammaan waxgaradka kunool degaanada maamulka Koonfur Galbeed in ay doortaan hoggaamiye Wanaagsan.

Jawaari waxaa uu sheegay in Koonfur Galbeed ay u baahan tahay shaqsi wax badan ka qaban kara Arrimaha Ammaanka iyo Caddaaladda.

Prof-Jawaari