Dhegeyso: Beesha Xawaadle oo Afka Furatay Eedeyna usoo Jeedisay Xukuumada

0
53

Kulan ay isugu yomaadeen waxgarad, culimaa’udiin, siyaasiyiin iyo Qeybaha kala duwan Ee Bulshada kasoo Jeeda Beesha Xawaadle ayaa maanta lagu qabtay magalada muqdisho kulankaasi oo diirada lagu saarayey gacan bidixeyn ay ku sameysay Dawlada Federaalka Soomaaliya.

Cali Daahir Xeroow (Cali Kuluc) oo Warbaahinta u akhriyey go,aanadii kasoo baxay kulankaas waxa uu sheegay in Xilal ay Dawlada ku lahaayeen Kuraastooda la duudsiiyey ayna dawlada ka rabaan halka ay wax marisey.

Cali Daahir Xeroow