Dhegeyso: Xildhibaan Faadumo Odawaa Raage oo Madaxweynaha Ku Eedeysdey Inuu Dalka Ka Wado Qalalaaso

0
239

Xildhibaan Faadumo Odawaa Raage oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa waxa ay sheegtay in dalka uu galay xaalad adag, islamarkaana loo baahan yahay in la badbaadiyo.

Xildhibaanada ayaa sheegtay in dalka loo baahan yahay in la hormariyo, islamarkaana la iska dhaafo Mooshinka iyo laaluushka socda.

Waxaa ay xustay in Gudoomiye Jawaari uu yahay hoggaan doorasho ku yimid, islamarkaana ay tahay nasiib daro in laga codsado in uu iscasilo, xilli laga rabay in uu sharciga ku baxo.

Xildhibaan-Faadumo