Akhriso: Qoraal Lagu Eedeynayo Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo Kasoo Baxay Xafiiska Gudomiyaha Baarlamaanka

0
52

Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa qoraal goordhaw xafiiska kasoo baxay waxaa lagu eedeeyay Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Qoraalka ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu gabay xilkii ka raasnaa ilaalinta mabaa’diida aasaasiga ee dastuurka, waxaa sidoo kale Madaxweynaha lagu eedeeyay inuu dhinac maray kala madax banaanida Awoodaha Sharci dajinta, Fulinta iyo Garsoorka.