Wasiirka Warfaafinta maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Guri Barwaaqo ayaa si kulul uga hadlay Go’aankii dowladda Soomaaliya ee ku aadanaa dekedda Berbera.
Waxaa uu sheegay in dowladda Soomaaliya aysan waxba ka khuseyn heshiiska Dekedda Berbera.
Wasiirka ayaa sidoo kale tilmaamay in ay tahay wax laga xumaado hadalkii Ra’iisul Wasaare Kheyre ee ahaa in uu Sharci daro yahay heshiiska Berbera.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
