WARARKA Akhriso Qoraal Kasoo Baxay Maamulka Shariif Xasan oo Loogu Jawaabay Gudomiye Kuxigenka Labaad ee Baarlamaanka By admin - March 3, 2018 0 237 FacebookTwitter Maamulka Koonfur Galbeed ayaa ka jawaabay hadalkii dhawaan uu sheegay guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalle Cawad ee ahaa in maamulkaasi uusan la heyn dastuur bulshada ay u siman tahay. Share this:Click to share on Facebook (Opens in new window)Click to share on LinkedIn (Opens in new window)Click to share on Twitter (Opens in new window)Click to share on Tumblr (Opens in new window)Click to share on WhatsApp (Opens in new window)