Daawo Jaaliyada K Galbeed ee Dalka Sacuudiga oo Fariin Adag u Direy Shariif Xasan “Waaba Haduu Wax Maqlo”

0
43

Kulan ay isugu yimaadeen waxgaradka, Culumaaudiinka iyo Dhalinyarada ayaa lagu qabtey magalada Jeddah ee dalka sacuudi arabiya kulankaas oo looga hadlayey arimaha ku saabsan gobolka bakool oo uu dhawaan dikreeto shariif xasan tuulooyin degmo ugu magacaabay.