Monthly Archives: January, 2018

Browse our exclusive articles!

Resulwasaraha Xukumada Federaalka Somaliya oo Ka Warbixiyey Safarkii uu ku Tegey Magalada Davos ee Dalka Switzerland

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa faah fahain ka bixiyay kulamo uu la soo qaatay saraakiisha Bankiga Adduunka, kadib markii magaalada...

Hay’ada Culimada Somaaliyeed oo Bayaan Kasoo Saarey Dagalada Ka Aloosan Deegaanka Tukaraq

Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa bayaan la xiriira xaaladaha kala duwan ee ka taagan deegaanka Tukaraq ee gobolka sool, halkaasi oo xiisado dagaal oo u...

Daawo: Lahayste Cabdulahi Sheekh Ismaaciil Ma Matallaa BiyoMaal.

Kulan kooxeed lagu sheegay in lagu nabadeynaayo beelaha Beelaha HabarGidir iyo BiyoMaal ee ku dagaalamay magaalada Marko ayaa waxa uu ka dhacay magaalada Muqdisho,Kulankan...

Wasaarada Caafimaadka Xukuumada Federaalka oo Sheegtey in Ay Jiraan 1,576 Ruux oo Qaba Cudurka Juudaanka

Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomalaiya Fowsiyo Abiikar Nuur oo warbaahinta la hadashay ayaa sheegtay in cudurkan ay qabaan dad gaaraya 1,576 qof, kadib baaritaano...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Maanta Adis-Ababa Kula Kulmey Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ku sugan magaalada Addis-Ababa ayaa halkaasi kula kulmay Xoghayaha Guud Qaramada Midoobey Antonio gutters,iyagoo kawada hadlay...

Popular

Madaxweynaha dowlada federaalka oo maanta gaaray dalka kenya

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh, ayaa maanta gaaray...

Reysulwasaare Xamsa oo dhawaan booqan doona dalka kenya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu wadaa...

Hey’adaha dowlada oo laga mamnuucay iney meel ka baxsan dalka shir ku qabtaan

Dowladda Soomaaliya ayaa hay’adaha dowladda ka mamnuucday in meel...

Webiga shabeela oo ku fatahay deegoono ka tirsan degmada jowhar

Warar aynu ka helyno magaalada Jowhar ee xarunta gobolka...

Subscribe

spot_imgspot_img