Monthly Archives: January, 2018

Browse our exclusive articles!

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Dalka Dib ugu Soo Laabtey

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kadib markii uu ka qeybgalay Shir-Madaxeedkii 30-aad ee Midowga Afrika,...

Hogaamiyaha Mucaaradka Dalka Kenya Rail Odinga oo Maanta Asna Loo Dhaariyey Madaxweynaha Shacabka Kenya

Rail Odinga hogaamiyaha mucaaradka dalka Kenya ayaa goor dhow magaalada Nairobi loogu dhaariyay in uu yahay Madaxweynaha Shacabka Kenya. Xaflada dhaarinta oo socotay muddo ka...

Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir oo Xaley Xilka Kala Wareegey Gudoomiyihii Hore

Guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) iyo mas’uuliyiinta kale ee maamulka cusub ee gobolka ayaa xalay si...

Dhegayso..Xil.Maxamed Nuuraani Bakar oo u Jawaabay Cabdulahi Sheekh Ismaaciil

Xildhibaan Maxamed Nuuraani Bakar ayaa jawaab lama ilaawaan ah maanta warbaahinta maxaliga ah ee magaalada Muqdisho u mariyay Caadaqaate Cabdulahi Sheekh Ismaaciil. Jawaabtan uu siiyay Xildhibaan...

Taliyaha Ciidamada Amisom ee Somaliya General Cusmaan Nuur Subagley Oo Dhawaan Xilka Wareejin Doona

Taliyaha Ciidanka AMISOM General Cusmaan Nuur Subagle ayaa dhowaan lagu wadaa inuu wareejiyo xilka uu hada hayo, maadaama uu gaba gabo ku dhow yahay...

Popular

Madaxweynaha oo fariin u direy ciidamada qalabka-sida

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa farriin...

Amniga magalada muqdisho oo aad loo adkeeyey

Cabsi dhanka amniga ah oo xoog leh ayaa ka...

Ciidamada dowlada oo fashiliyey weerar ay alshabab ka geysan rabtey deegaanka Baarsanguuni ee gobolka jubada hoose

Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa maamulka Jubbaland...

Shacabka degmada beledweyne oo ka cabanaya amni daro baahsan oo halkaasi ka jirta

Dadka ku nool xaafadaha Baledweyne ayaa walaac xoogan ka...

Subscribe

spot_imgspot_img