Monthly Archives: October, 2017

Browse our exclusive articles!

Reysulwasaraha Xukumada Federaalka Xasan Cali Kheyre oo Maanta u safrey Dalka Turkiga

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta u ambabaxay dalka Turkiga, isagoo casuumaad rasmi ah ka helay dowlada Turkiga. Ra’iisul wasaaraha ayaa...

Amison oo Lagu Soo Weerarey Ayagoo Maraya Inta u Dhexeysa Deegaanka Carbiska iyo Lafoole

Dagaalyahano loo maleynayo in ay ka tirsan yihiin Ururka Al-shabaab ayaa saaakay weerar Dhabo-Gal ah ku qaaday ciidamo ka tirsan howlgalka midowga Africa AMISOM...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo dalka Dib ugu soo laabtey Kana Warbixiyey Safarkiisa

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kaddib safar qaatay saddex cisho oo uu ku tagay dalalka deriska...

Dowlada Mareykanka iyo Itoobiya oo Ka Wada Hadley Xaalada Somaliya

Dowladda Mareykanka ayaa ammaanka Soomaaliya kala hadashay Urur goboleedka IGAD kaddib shir ka dhacay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Mareykanka waxaa uu sheegay in...

Micheal Keating oo Ka Hadley Caleemasaarkii Waare Ayaa Sheegey In Nabadgelyo Xumida Keentey Baahi

Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating oo maalintii shalay khudbad ka jeedinayay munaasabadii caleemo saarka madaxweynaha Hirshabeelle ayaa soo...

Popular

Webiga shabeele oo ku fahatay xaafado ka tirsan degmada beledweyne

Qeybo ka mid ah Xaafadaha Xaawa taako iyo Kooshin...

Ciidamada dowlada oo howlgalo ka fuliyey deegaanka golweyn ee gobolka shabelaha hoose

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 26-aad guutada...

james swan oo mar kale loosoo magacaabay inuu noqdey ergeyga gaarka ah ee somaliya

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa James Swan oo...

Maxkamada racfaanka oo eedeysane siid cali ku xukuntey dil toogasho

Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa maanta xukun dil toogasho...

Subscribe

spot_imgspot_img