Monthly Archives: October, 2017

Browse our exclusive articles!

Dowlada Federaalka Somaliya iyo Suudaan oo ka Wada Hadley Xoojinta Xiriirka Labada Dal

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Sudan ayaa xalay kulan la qaatay dhigiisa dalkaas Cumar Xasan...

Dhegeyso Xildhibaan Sheegey In Shariif Xasan Waqtigiisa uu Gabagabo Yahay Maalmaha Soo Socdana Ka Degi Doono Masraxa Siyaasada

Tan iyo intii shariif Xasan uu taageerey xulufada sacuudiga iyo imaaraadka ayaa magalada muqdisho waxaa ka bilowdey qaban qaabo looga soo horjeeda Shariif Xasan...

Dhegeyso:Maamulka Degmada Xudur oo Qaadka Ka Mamnuucey Magalada Kadib Kolkii Ciidamada Ay Howl Geli Waayeen

Maamulka degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa ku dhawaaqay in guud ahaan Qaadka laga mamnuucay in laga soo dejiyo Magaalada xudur ee Caasimadda gobolka...

Maamulka Somaliland oo Jawaab ka Bixisey Xeerka Isgaarsiinta uu Dhawaan Saxiixay Madaxweyne Farmaajo

Maamulka Somaliland ayaa markii ugu horreysay ka hadlay xeerkii isgaarsiinta ee uu dhawaan saxiixay Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed. Somaliland waxa ay sheegtay...

Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo Kasoo Horjeestey Go,aankii Maxkamada sare ee Maamulka Galmudug

Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay go’aankii maxkamada sare ee sharciga ka dhigtay xil ka qaadistii...

Popular

Webiga shabeele oo ku fahatay xaafado ka tirsan degmada beledweyne

Qeybo ka mid ah Xaafadaha Xaawa taako iyo Kooshin...

Ciidamada dowlada oo howlgalo ka fuliyey deegaanka golweyn ee gobolka shabelaha hoose

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 26-aad guutada...

james swan oo mar kale loosoo magacaabay inuu noqdey ergeyga gaarka ah ee somaliya

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa James Swan oo...

Maxkamada racfaanka oo eedeysane siid cali ku xukuntey dil toogasho

Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa maanta xukun dil toogasho...

Subscribe

spot_imgspot_img