Daawo Reysulwasaare Kheyre oo Ka Hadley Arimo Xasaasi ah.

0
188

R/wasaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa Wareysi xasaasi ah uga hadlay xaaladda Soomaaliya.

Wareysigan ayuu Xasan Cali Khayre uga hadlay arimo ay ka mid ahaayeen Qorshaha Xukuumada Soomaaliya iyo Sida ay ku doonayaan inay usoo celiyaan Kaabayaashii Dhaqaalaha dalka, si ay Bulshadu u hesho Shaqooyin kala duwan, Wuxuuna ka hadlay Qorshaha ku aadan Dib u heshiisiinta, Cadaalada, Doorashada soo socota, iyo Arimo kale oo muhiim ah.

Wareysigii oodhan halkan hoose ka daawada.