War ka soo baxay wasaaradda amniga gudaha dowladda federaalka Soomaaliya ayaa lagu amray shirkadaha gaarka loo leeyahay in sida ugu dhaqsiyaha badan u soo diiwaan galiyaan ilaaladooda.
Warkan oo uu saxiixnaa wasiirka wasaarrada amniga Maxamed Abuukar Isloow ayaa lagu sheegay in mudo ku siman 30 cisho ku soo diiwaan galiyaan ilaaladooda gaarka ah.

