Degmada Waajid ee Gobolka Bakool ayaa xilligan waxaa ka taagan dhibaatooyin kala duwan oo dhanka nolosha ah, waxaana mudo ku dhow 5 sano ay u go’doonsan tahay Shabaab.
Guddoomiyaha Degmada Waajid ee Gobolka Bakool C/laahi Yariisow ayaa waxa uu ka hadlay dhibaatooyinka xilligan ka taagan Degmada Waajid iyo Degaanada hoostaga.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

ilaahoow abaarta inaga saar yaa alaah
Comments are closed.