Monthly Archives: February, 2017

Browse our exclusive articles!

Wafdi Uu Hogaaminaayo Xeer Ilaaliyaha Guud oo Maanta Tegi Doona Maxkamada “ICJ’

Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Xeer Ialaaliyaha Qaranka Axmed Cali Daahir, Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Brussels, Dr. Cali Faqi oo isagu...

Dhegeyso:Axmed Madoobe oo Digniin u Direy Dadka Dhisanaaya Dhulka Danta Guud

Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay in aysan aqbali doonin goobaha danta Guud ee Magaalada Kismaayo iyo xarumihii ay lahaan jirtay...

Cumar Cabdirashii oo Markii Ugu Horeysey Ka Dhawaajiyey In Siyaasada Dalka Somaliya Ay Faraha Kula JIraan Dalalka Deriska Ah

Ra’iisul Soomaaliya ahna musharax u taagan xilka madaxweynaha Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo goor dhaw shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay...

Malaaqyada Koonfur Galbeed ee lagu Gumaaday Muqdisho Yaa ka Mas’uul ah?

Ma ahan arin si sahlan loo qaadan karo in mudo Shan maalmood gudahood Afar Malaaq lagu dilo magaalada Caasimada ah ee Muqdisho isla markaana...

Tacsi:-Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

Dhamaan odayaasha dhaqanka koonfur galbeed waxaa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeryoodey alaha u naxariistee Garaad Maxamed Cali...

Popular

Ciidamada dowlada oo howlo ka dhan alshabab ka sameeyey deegaano hoostaga degmada buulaburde

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka...

Madaxweynaha dowlada federaalka oo maanta gaaray dalka kenya

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh, ayaa maanta gaaray...

Reysulwasaare Xamsa oo dhawaan booqan doona dalka kenya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu wadaa...

Hey’adaha dowlada oo laga mamnuucay iney meel ka baxsan dalka shir ku qabtaan

Dowladda Soomaaliya ayaa hay’adaha dowladda ka mamnuucday in meel...

Subscribe

spot_imgspot_img