Monthly Archives: February, 2017

Browse our exclusive articles!

Suuqa Bakaaraha oo Xaley Saqdii Dhexe Dab Qabsadey

Waxaa xaley saqdii dhexe xaley dab xoogan qabsaday qeybo badan oo ka mid ah suuqa ugu weyn Soomaaliya ee Bakaaraha, halkaa oo ay saakay...

Afhayeenka Alshabab Sheekh Cali Dheere oo Sheegey In Dagaalka Ay Dowlada Kula Jiraan uu Socon Doono

Xarrakada Al-shabaab ayaa sheegtay in marnaba aysan joojin doonaan dagaalka ay kula jirto dowladda federaalka iyo ciidamada caawinaya ee AMISOM, kadib doorashadii dhawaan ka...

Live u Daawo Xaflad Lagu Taageerayo Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo Toronto

Halkan hoose ka daawo xaflad si weyn loo soo maamuusey oo lagu taageerayo madaxweynaha dowlada federaalka somaliya Maxamed Cabdullahi farmaajo oo haatan ka socota...

Reysulwasaraha Cusub ee uu Dhawaan Magacaabey Madaxweynaha oo Maanta La Kulmey Xubno Ka Tirsan Baarlamaanka

Kulankaan oo uu manta Ra’iisul wasaraha magacaaban ee dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali kheyre uu la qatay Xildhinabaanno ka tirsan baarlamanka Soomaaliya ayuu...

Daawo Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya Maxamed Cabdullahi oo ka Hadley Safarkii uu ku Tegey Dalka Sacuudiga

Madaxweynaha J.F Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo maalintii shaley dalka dib ugu soo laabtay Kadib safar Seddex maalmood qaatay uu ku tegay Dalka...

Popular

Golaha wasiirada oo maanta ansixiyey heshiisyo dowlada ay la gashay dalka tanzaaniya

Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii caadiga ahaa...

Dagaalo maanta mar kale dib uga qarxay degmada qoryooleey

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo...

Midowga yurub oo u ansixiyey 116.9 milyan sara u qaadida amniga dalka somaliya

Midowga Yurub ayaa ansixiyay $74.4 milyan oo dollar oo...

Ciidamada dowlada oo aroortii hore ee saaka weerar ku qaadey xerooyin ay ku sugnaayeen alshabab

Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka...

Subscribe

spot_imgspot_img