Dhegeyso:Xaalad Abaareed oo aad u Ba’an oo Laga Soo Sheegayo Degmada Qansaxdheere ee Gobolka Baay

0
25

Degmada Qansax-dheere ee Gobolka Baay ayaa laga soo sheegayaa in ay ka jirto waxaa jira xaalado Abaareed oo aad u daran, kuwaas oo saameeyay Dadka iyo Duunyada ee ku Degmadaasi.

Gudoomiye ku xigeenka Degmada Qansax-dheere ee Gobolka Baay Cabdulle Xasan Saney oo la hadley warbaahinta ayaa sheegay in ay jiraan cabiyo laga qabo ururka Al-shabaab, maadaama ay ku sugan yihiin wadooyinka laga galo Degmadaasi.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Qansax dheere

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Qansax dheere Mobil